Dubai
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Bandhigga wax soo saarka Soomaalida ee Dubai

Waxa magaalada Dubai ka socda bandhigga wax soo saarka Soomalida iyadoo halkaas ay ka muuqatay in dagaallada ay Soomaaliya ku caan baxday ka sokow uu jiro wax soo saar ballaaran.

Farxan Maxamad Jimcaale ayaa ka warramaya.