AMISOM
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dowladda maxay ka qabanaysaa dhibaatada ka dhalatay duulaanka AMISOM

Howlgalka militari ee ay ciidammada Soomaaliya iyo AMISOM ka wadaan koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa saamayn ku yeeshay dadka rayidka ah ee ku nool gobollada dhexe iyo koonfureed. Hadaba dowladda maxay ka qabanaysaa arrintaas?

Waxaan arrintaas ka warraysanay Gudoomiyaha Guddiga Baarlamanka ee Difaaca iyo Amniga Qaranka, Xuseen Carab Ciise, oo isagoo Mareykanka joogo u warramay weriyaha BBC Maxamed Xaaji Xuseen.