Soo dejiso qalabka wax-ku-dhageysiga ee hoose

Muuqaal tayo sare leh mp3 (3.3 Mb)

Dowladda maxay ka qabanaysaa dhibaatada ka dhalatay duulaanka AMISOM

27 Maarso 2014 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 07:22 SGA 04:22 GMT

Howlgalka militari ee ay ciidammada Soomaaliya iyo AMISOM ka wadaan koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa saamayn ku yeeshay dadka rayidka ah ee ku nool gobollada dhexe iyo koonfureed. Hadaba dowladda maxay ka qabanaysaa arrintaas?

Waxaan arrintaas ka warraysanay Gudoomiyaha Guddiga Baarlamanka ee Difaaca iyo Amniga Qaranka, Xuseen Carab Ciise, oo isagoo Mareykanka joogo u warramay weriyaha BBC Maxamed Xaaji Xuseen.