Beeraha
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxaa sabab u ah beeraha badan ee Wajeer?

Deegaanka Wajeer ee gobolka Woqooyi Bari ee dalka Kenya, waxa uu ka mid yahay deegannada uu roobka ku yar yahay, isla markaana ay abaartu saameysay.

Deegaankaasi ma uu maro wax webi ah, balse heerarka biyaha dhulka looga heli karo ayaa ah mid aad u dhaw, haatanna dadka deegaanka waxa ay ogaadeen in deegaanka uu ku wanaagsan yahay beeraha.

Bashkas Jug soo dhacay ayaa ka warramaya.

Image caption Beeraha Wajeer