Islii
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dadka Islii oo ka cabanaya boliis "laaluush qaadanayso"

Boliiska Kenya ayaa sheegay inay xireen ugu yaraan 600 oo ruux qaraxii Islii kaddib bale qaar ka mid ah dadka Islii ayaa ka cabanaya in boliisku ay guryaha dadka galayaan oo ay "laaluussh ka qaadanayaan". Yusuf Xasan ayaa boqday Islii oo warbixintan ka diyaariyay.