Soo dejiso qalabka wax-ku-dhageysiga ee hoose

Muuqaal tayo sare leh mp3 (2.1 Mb)

Soomaali Kiristaan ah oo ka cabsanaya inay dib u noqdaan

2 Abriil 2014 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 08:51 SGA 05:51 GMT

Iyadoo dhawaan dowladda Kenya ku amartay qaxootiga ku nool magaalooyinka in ay ku laabtaan xeryaha, ayaa qaar ka mid ah Soomaali sheegatay in ay diinta Kiristaanka qaateen waxay ka cabsanayaan in la bartilmaameedsado haddii ay noqdaan.

Yusuf Xasan ayaa wareystay mid ka mid ah raggaas oo lagu magacaabo Yusuf Maxamuud.