AMISOM
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo duullaanka AMISOM ee ka dhanka ah Al-Shabaab

Weriyaha BBC-da ee Mark Doyle ayaa la socday ciidammada AMISOM ee qaaday duullaan ka dhan ah Al-Shabaab.

Warbixintan ayuu ka diyaariyay.