Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dood ku saabsan ganacsiga

Image caption Mooska waxa uu ka mid ahaa waxyaabaha Soomaaliya ay soo saarto ee la soo bandhigay

Barnaamijka doodda Jimcaha oo ku saabsan xaaladda ganacsiga Soomaaliya. Waxaa lagu qabtay magaalada Dubai oo uu ka dhacayay shir iyo bandhig caalami ah oo lagu soo bandhigay wax soosaarka Soomaaliya. Waxaa ka qabygalay shirka ganacsato Soomaaliyeed madax ka socotay Soomaaliya iyo shirkado caalami ah.

Doodda waxaa qaybinaya weriyaha BBC Farxaan Maxamed Jimcaale, waxaana ka qaybgalaya dadka kala ah.

Yacquub Abukar Ali – Shirkadda Somali Container

Abdi Abshir – Rugta Ganacsiga Soomaaliya

Shamis Ismail Hussein – Jaamacadda Cairo University

Mohamed Abdullahi Liban – Fruitsom

Hassan Salah Haji – Meydi Frankecis

Abdulkadir Ali Gab – Maxjar Xoolaha Jazeera

Hussein Osman Wasuge – FruitSom iyo Ururka Beeraleyda

Maryan Moalin Abdullahi – Rugta Ganacsiga Banadir