Somalis in Kasarani
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Cali Amerika: Soomaalida sharci darrada waa la celin doonaa

Safiirka Soomaaliya u fadhiyo Kenya Maxamad Cali Noor Amerika ayaa sheegay in la celin doono Soomaalida la soo qabtay ee Kenya ku joogay si sharci darro ah.

Waxaa uu u warramay Suhayba Maxamad Badqas.