Rwanda
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Rwanda: 20 sano kaddib xasuuqii Rwanda

Rwanda waxaa ka billawday toddobaad la xusayo xasuuqii dalkaas ka dhacay 20 sano ka hor, kaas oo ay ku dhinteen dad kor u dhaafayo 800,000 oo ruux.