Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ganacsatada Islii oo qareeno qabsaday

Ganacsatada Soomalida ee Xaafada Islii ayaa waxay qabsadeen sadax Qareen oo u dacwoonaya soomalida ay booliska ku xireen maalmihii la soo dhaafay dalkan Kenya.

Sidoo kale gudiga ganacsatada waxay ka codsanayaan maxkamada in gabi ahaanba la joojiso howgalka xaafada islii ay ka wadaan ciidanka Booliska.

Xasan Guuleed oo ah gudoomiyaha gudiga ganacsatada ee xaafada islii ayaa cabdirisaaq Xaaji Catoosh waxuu uga waramay waxa ku dhaliyay inay qareeno qabsadaan