Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Howlgalka: Saameynta ganacsiga Islii

  • 11 Abriil 2014

Booliska kenya ayaa sheegaya in aanay jirin cid ay si gaar ah ugu bartilmaamaydsanayaan howgallada ka socda axaafada eastleigh ee ay soomalidu badantahay.

Arrinatan ayaa waxay ka dambeysay ka dib markii edeyn xooggan loo soo jeediyey xooagga ammaanka oo lagu eedeeyey in si gaar ah ay u bartilmaamaydsanayaan soomalida oo qaar ka mid ah laga tarxiilay dalka.

Haddaba howgalkaasi, waxa uu saameyn xooggan ku yeeshay gannacsifa xaafadda eastleigh oo ahayd meel looga soo dukaameysto meelo baddan.

Gannacsada ayaa sheegaya in ay qarka u saaranyihiin in ay albaabada u laabaan gannacsigooda iaydoo xaafadda ay ka taagantahay cabsi xooggan.