Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Shir Ammaanka looga hadlayo oo Muqdisho ka furmay

Magaalada Muqdisho waxaa saaka ka furmay shir dhowr maalmood socon doona oo loogaga doodayo xaaladda ammaanka ee Soomaaliya halka ay marayso iyo tallaabooyinka haboon ee la qaadi karo si loo hagaajiyo.

Weriyaha BBC Ibraahim Maxamed Aadan ayaa ka warramaya.