Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Midabtakoorkii Koonfur Afrika

Koonfur Afrika waxay Axaddii u dabaal-degtay labaatan sano oo dimuqraadiyad ah, maalintaasi waxa loo yaqaan maalinta xorriyadda, kaddib markii uu dhammaaday nidaamkii midab kala sooca.