Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Cali Americo oo ka hadlay xarigga diblumaasiga

Habeen hore waxaa magaalada Nairobi ay booliska Kenya ku qabteen safiir ku xigeenka safaarada soomalida ee Nairobi oo judo saacadaha la haystay.

Amuurtaasi waxaa si weyn uga carooday dowladda soomaliya oo Kenya ka codsatay in ay ka qanciso xarigga diblomaasigaasi.

Safiirka dowlada soomaliya ee Nairobi Maxamed Cali Ameerica ayaa arinkaasi sida uu u dhacay uga waramay Cabdirisaaq Xaaji Catoosh.