Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dimuqraadiyadda K/Afrika oo 20 jirsatay

  • 2 Maajo 2014

Koofur Afrika ayaa u dabaal dageysa 20 sano oo dimuqraadiyad ah toddobaadkan. Waxaa la xusayaa maalinkii ay dadweynaha dalka u dareereen codbixin doorasha xor ah oo dhacday sanaddii 1994.

Arrimo badan oo ka mid ahaa waxyaabihii ay dadka ku taamayeen ee ku qornaa cahdiga ayaa lagu daray dastuurka dalka.

Iyadoo haddaba dadka ay u diyraagaroobayaan doorashada kale ee dhaceyso toddobaadka dambe, ayaa la isweydiinayaa sida dalka ay uga xaqiiqoowday waxyaabihii ay dadka ku taamayeen.

Weriyaha BBC-da Farxan Maxammed Jimcaale ayaa ka waramaya.