Donald Sterling
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Donald Sterling oo laga mamnuucay cayaaraha

Ururka Qaran ee cayaaraha Kolayga ee Maraykanka ee NBA ayaa 2.5 bilyan oo doolar ganaaxay isla markaana cayaaraha ka mamnuucay ninka iska lahaa mid ka mid ah kooxaha cayaaraya Kolayga ee ee Los Angles.

Donal Sterling oo ah nin bilyoneer ah ayaa lagu eedeeyay inuu ku hadlay ereyo midib kala takoor ku dhisan.