Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Tahiirabayaasha Africa

Dhowr jeer oo hore, ayaa idiin soo baahinay dadka tahriibka ah ee isku qaada badda Mediterranean, iyagoo nolol tii ay haysteen ka fiican u raadsanaya yurub.

Markanna, waxaan eegeynaa tahriibka dalalka Saxaraha ka hooseeya ee gaara xeebaha woqooyiga Africa, oo u gacan gala dadka tahriibka ka shaqeysta oo noloshooda halis galiya.

Dadka qaar lamadegaanka, ayuu harraad ugu dhintaa, qaarna dadkii soo xamabaray ayaa ka iibiya maliishiyaad madax furasho ka qaadata.

Weriyaha BBC galbeedka Africa Thomas Fessey ayaa ka waramaya.