Madina Hospital
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Gabar afar sano jir ah oo la sheegay in la jirdilay

Magaalada Muqdisho waxa dhawaan ka dhacay jirdil ba'an oo loo geystay gabar yar oo afar jir ah, taas oo waxyeelo halis ay ka soo gaareen garaacis uu ku sameeyay nin la sheegay inuu mas'uul ka ahaa.

Gabadhaas ayaa hadda lagu daweynayaa isbitalka Madiina.

Maxamad Ibrahim Macalimuu ayaa waxa gabadhaasi uu ku booqday waaxda la seexiyay ee isbitalka waxii uu ku arkay iyo waxii dhaqaatiirtu ay u sheegeen ayuu warbixintan ka diyaariyay