Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Tirinta codadka laga dhiibtay doorashadii K. Afrika

Halkan ka dhageyso qaabka tirinta codadkii ay dadka Koonfur Afrika ka dhiibteen doorashadii dhacday Arbacadii. Waxaa goobta codadka lagu tirinayo ee caasimda Pretoria nooga soo warramay weriyaha BBC Cabdifitax Ibrahim Cagayare.