Soo dejiso qalabka wax-ku-dhageysiga ee hoose

Muuqaal tayo sare leh mp3 (2 Mb)

Tirinta codadka laga dhiibtay doorashadii K. Afrika

8 Maajo 2014 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 19:03 SGA 16:03 GMT

Halkan ka dhageyso qaabka tirinta codadkii ay dadka Koonfur Afrika ka dhiibteen doorashadii dhacday Arbacadii. Waxaa goobta codadka lagu tirinayo ee caasimda Pretoria nooga soo warramay weriyaha BBC Cabdifitax Ibrahim Cagayare.