South Africa
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Isdhexgalka bulshada K/Afrika 20 sano kaddib

Labaatan sano ayaa laga joogaa markii uu nidaamkii midab takoorka uu ka dhammaaday dalka Koonfur Afrika, waxaana wali la is weydiinayaa su’aasha ah bulshada Koonfur Afrika miyay ka bogsatay boogtii ay ka dhaxleen nidaamkaasi?

Su’aashaasi waxaa ka jawaabaya Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo mar dhow Koonfur Afrika ka qoray warbixin dheer oo uu cinwaan uga dhigay “Koonfur Afrika miyey hoggaamin kartaa Afrika?”

Cabdifitah Ibrahim Cagayare oo Koonfur Afrika ku sugan ayuu arrintaasi uga waramay.