Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dood Jimce

Doodda Jimcaha, waxay ku saabsan tahay xiisadda ka dhalatay in ka badan boqol xildhibaan oo ugu baaqay madaxwaynaha Soomaaliya in uu iscasillo.

Cabdinuur Sheekh Maxamed, ayaa soo jeedinaya.