Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay abaarta

Waxaa roobab la'aan laga soo sheegayaa deegaano badan oo hoosyimaada Puntland, kuwaas oo saameeyey miyi iyo magaalaba.

Haddaba dowladda Puntland dadaala noocee ah ayay sameysay si ay u caawiso dadka ay dhibaatada ka soo gaartay roobab yarida.

Weriyaha BBC-da Cabdirisaaq Xaaji Catoosh oo magaalada Garowe ku sugan, ayaa waxa uu wareystay madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ugu horeyna waxa uu weydiiyay abaarta ka jirta deegaannadaasi.