Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhibaato heysata beeraleyda Sh. Hoose

Beeraleyda ku dhaqan gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ka cabanaya isbaarooyin badan oo la dhigay inta u dhaxeysa magaalada Muqdisho iyo gobolkaasi.

Guddoomiye ku xigeenka Beeraleyda gobolka Sh Hoose, Axmed Maxamed Guureeye ayaa waxa dhibaatadaasi ay sheeganayaan ka wareystay Farxaan Maxamed Jimcaale.