Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Sisi iyo Akhwaan Muslimiinta Masar

Hoggaamiyihii hore ee waddanka Masar, Jamaal Cabdinaasir, ayaa burburiyay dhaqdhaqaaqa Akhwaanu Muslimiin markii uu xukunka dalka qabtay 1950-yadii. Waxaa hadda la isweydiinayaa ma dhici doontaa in General cabdifataax al Siisii uu mar kale ka takhaluso Akhwaanka Masar.

Warbixin BBC-da waxaa soo jeedinaya Abdullaahi Sh Abdirisaaq.