Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dad lagu laayay deegaan Wajeer ka tirsan

Ugu yaraan 12 qof ayaa ku dhimatay, kadib markii ay koox hubeysan weerar ku qaaday deegaanka Gunana oo ku yaalla inta u dhexeysa magaalooyinka Wajeer iyo Mandera ee Waqooyi Bari Kenya.

Weerarro u dhexeeya laba beelood ayaa labadii bilood ee lasoo dhaafay ka dhacayay deegaanno ka tirsan labada magaalo, waxaana ku dhintay dad ka badan 20 qof.

Axmed Cabdullahi Maxamed waa governor-ka deegaanka Wajeer, waxaa uu weerarka uga warramay Maxamud Cali.