Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawa muuqaal ku saabsan tubaakada

30 Maajo 2014 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 19:01 SGA 16:01 GMT

31 May waa maalinta loo asteeyey maalinka la dagaalanka tubaakada. Dhaqaalo badan ayaa ku baxo tubaakada caalamka oo idil. Daawo muuqaal gaaban oo ku saabsan isticmaalka tubaakada iyo dahqaalaha Zimbabwe.