Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dooda jimcaha 30 May 2014

Barnaamijka ee 'Waxey Ila tahay' ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay su'aasha ah 'Dawlada Soomaaliya ma ku guuleysan wayday sugidda ammaanka caasimadda'?

Waxaa soo jeedinayo Cabdinuur Sheekh Maxamed Isxaaq.