Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Shariif Jeeg oo 24 sano kaddib Muqdisho booday

  • 6 Juunyo 2014

Isbadelada dhanka horumarka ah ee ka dhacayay Soomaaliya ayaa waxa ay soo jiiteen qaar badan oo ka mid ah qurbajoogta Somaliyeed, si ay indhahooda ugu soo arkaan sida ay wax u socdaan.

Dadkaasi waxaa ka mid ah jilaaga caanka ah ee Cismaan Shariif Jeeg.

Shariif Jeeg oo Muqdisho ka maqnaa 24 sano ayaa dhawaan booqday.

Weriyaha BBC Maxamed Xaaji Xuseen, ayaa ka waraystay waxa uu ku soo arkay magaalada Muqdisho.