Odinga
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Warbixin: Muxuu Raila u sheegay dadka Islii?

Raila Odinga ayaa kumanaan ruux oo Soomaali ah kula hadlay xaafadda Islii iyadoo ay weli socdaan howlgallada ammaan ee ay dowladda Kenya ka waddo xaafaddaas. Yusuf Xasan ayaa ka warramaya.