Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dagaalo ka dgacay Shabeelada Hoose

Dagaalo ayaa dib uga soo cusboonaaday qaybo ka mid ah gobalka shabeelaha hoose, dagaalkaasi waxaa ku dhintay dhowr iyo labaatan qof.

Dagaalka ayaa waxa uu u dhaxeeyaa maleeshiyaad ka soo kala jeeda laba beelood oo halkaasi wada deggan.

Haddaba Abdiqadir Sh Maxamed Nur Sidii waa guddoomiyaha gobalka shabellaha hoose, weriyaha BBC-da maxamed Ibrahim macalimu oo wareystay guddoomiyaha ayaa ugu horreyn weydiiyey sida ay u arkaan dagaalka halkaa ka soo cusboonaaday ka maamul ahaan.