Soo dejiso qalabka wax-ku-dhageysiga ee hoose

Muuqaal tayo sare leh mp3 (2.5 Mb)

Dagaalo ka dgacay Shabeelada Hoose

8 Juunyo 2014 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 08:45 SGA 05:45 GMT

Dagaalo ayaa dib uga soo cusboonaaday qaybo ka mid ah gobalka shabeelaha hoose, dagaalkaasi waxaa ku dhintay dhowr iyo labaatan qof.

Dagaalka ayaa waxa uu u dhaxeeyaa maleeshiyaad ka soo kala jeeda laba beelood oo halkaasi wada deggan.

Haddaba Abdiqadir Sh Maxamed Nur Sidii waa guddoomiyaha gobalka shabellaha hoose, weriyaha BBC-da maxamed Ibrahim macalimu oo wareystay guddoomiyaha ayaa ugu horreyn weydiiyey sida ay u arkaan dagaalka halkaa ka soo cusboonaaday ka maamul ahaan.