Qaxootiga Soomaalida
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ra'iisalwasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay dib u celinta qaxootiga

Ra'iisalwasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka qeybgeli doonto shirarka looga hadlaya dib u celinta qaxootiga Soomaaliyeed ee Kenya maalmo kaddib markii ay dowladdiisu joojisay ka qeybgalka shirarkaas. Ra'iisalwasaare Cabdiweli Sheekh Axmed waxaa uu u warramay Cabdullahi Sheekh Cabdirisaaq.