Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Barnaamijka ciyaaraha ee todobaadkan

Barnaamijka ciyaaraha ee todobaadkan oo ay soo jeedineyso Suheyba Maxamed Badqas waxaad ku maqli doontaan ciyaaraha koobka adduunka iyo horyaalka gobolada Puntland.