Iscaddaynta
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Is caddaynta oo ku soo badatay gabdhaha Soomaalida

Adeegsiga dawooyinka la isku caddeeyo ayaa ku soo badanaya gabdhaha Soomaalida balse waxay dhibaato ku keeni kartaa jirka haweenka isticmaala, sida ay sheegayaan dhakhaatiirta. Suhayba Maxamad Badqas ayaa ka warramaysa.