Kooxaha u soo baxaya wareegga 16-ka

Lahaanshaha sawirka AP

Iyadoo wareegga labaad la galay cayaaraha Koobka Adduunka oo 16 koox ay isugu soo hareen, ayaa kooxuhu isugu soo aadayaan sida soo socota.

Waxay cayaarayaan 28-ka July, oo ah Sabtida beri ah.

Brazil iyo Chile Colombia iyo Uruguay

Maalinta xiga ee Axadda 29-ka bisha:

Netherlands iyo Mexico, Costa Rica iyo Greece.

Maalinta Isniinta ee sodonka bisha, waxaa iska hor imaan doona:

Lahaanshaha sawirka AFP

Fransiiska iyo Nigeria Germany iyo Algeria-na.

Tallaadada soo socota ee 1-da July, waxaa cayaaraha:

Argentina iyo Switzerland, Belgium iyo Maraykanka (USA).

Cayaaraha qaybta sideedda koox waxay dhacayaan 4-ta iyo 5-ta bisha July.

8-da iyo 9-ka July-na, waxaa cayaari doona afarta koox ee semifinal-ka u soo baxda.

Maalinta Axadda ah ee 13-ka bisha July, ayaa labada koox ee ugu dambaysa