Arday dhigato machadyda Hong Kong
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Brussels: Shirweyne Waxbarasho

Lahaanshaha sawirka Reuters
Image caption Arday Soomaliyeed

Magaalada Brussels ee xarunta dalka Belgium waxa lagu soo gabagabeeyey kullan ballaaran oo ku saabsanaa sidii lagu horumarin lahaa waxbarashada dhalaanka.

Kullankan oo ay soo qabanqaabisay gollaha Global Partnership for Education ayaa waxa lagu yaboohay lacag dhan 3.5 bilyan oo doolar oo loogu talagalay in lagu taageero waxbarashada dhalaanka iyo gabdaha iyo waddamada ay saameeyeen cooladaha.

Soomalia ayaa gollahan ku biirtay sanadkii 2012.

Wasiirka waxbarashada ee Puntland Dr Cali Xajji waxa uu ka mid ahaa wafuudii soomaliya ka socotay ee ka qeyb-gashay kullanka, Mohammud Ali ayuu ugu warramay khadka telefoonka isagoo jooga Brussels.

Halkan ka dhagayso warraysiga: