Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhibaatada luqadda Turkiga ee ardeyda Soomaaliya

Bashiir Macallim Khaliif oo ka mid ah ardeyda wax ku barata Istanbul, waxa uu ka hadlayaa dhibaatada ardeyda Soomaaliya ka qabsata luqadda Turkiga.