Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Sharciga Golaha Adeegga Garsoorka Soomaaliya oo la ansixiyay

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shalay waxa uu ansixiyay sharciga Golaha Adeegga Garsoorka.

Cod aqlabiyad ah ayuu baarlamanaku ku ansixiyay sharciga.

Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa soo dhaweeyay ansixinta sharciga ee baarlamaanka.

Weriyaha BBC Maxamed Ibraahim Macalimuu, ayaa wasiirka waydiiyay sharcigan cusub waxtarka uu yeelan karo?