Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xaaladda dalka South Sudan oo laga dayrinayo

Xilli roobaadka ayaa soo dhow dalka South Sudan – waxaana sii socda khilaafka siyaasadeed eek a taagan dalkan dunida ugu cusub, kaasoo dhibaato xoog leh u sii gaysan kara.

Afar million oo qof – in ka badan sadex meel dadwayanaha- ayay suurtagal tahay in ay la kulmaan cunno yaraan aad u daran bisha soo socota hadii aysan helin gargaar deg deg ah, ayay ka digayaan hay’adaha Britain ee gargaarku.

BBC News ayaa eegaysa waxa macnuhu yahay – lixdan ilbiriqsi gudahood.

Video waxaa soo saaray Michael Hirst iyo Baya Cat, Video-ga iyo sawirada waxaa laga helay Oxfarm, AP and AFP.