Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Salvador

Maalmo nasasho ahaa ayaa dhamaaday koobka adduunka ee Brazil – Cayaaraha sideed dhamaadka ee 8 koox ay ku tartamayaan maanta oo Jimce ah ayay bilaabanayaan.France waxay is arkayaa Germany, Brazil iyo Colombia-na way wada cayaarayaan.

Intii nasashada lagu jiray ayaa Peter Owoche oo BBC ka tirsan wuxuu gaaray magaalada Salvador – halkaas oo ay ku nool yihiin dad Africa xiriirkeedu ugu xoog badan yahay. Waxaa uu fursad u helay in uu dhadhamiyo cuntada ee magaalada.