Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxamed Qalaf Shangole oo geeriyooday

Waxaa xalay magaalada Muqdisho ku dhintay Allaha u naxariistee Mohamed Qalaf Aden Shangole, oo ahaa kabtankii ugu horreeyay ee xulka Qaranka kubadda cagta ee Soomaaliya.

Maxamed Qalaf ayaa muddo ku xannuunsanayay cisbitaal ku yaalla caasimadda.

Weriyaha BBC-da Maxamed Ibrahim Macalimu ayaa faah faahinaya.