Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dadka macaanka qaba iyo soonka

Waxaa jira kumannaan Soomaali ah oo iyaga oo qaba xanuunka macaanka sooma bishan barakeysan ee Ramadaanka.

Dadkaasi siyaabo gaar u ah iyaga ayey u afuraan, iyadoo guryahooda looga diyaariyo cunnooyin u gaar ah.

Bashkas Jugsodhacay ayaa waxa uu waqti la qaatay oo uu la afuray mid ka mid ah dadka xanuunkaasi qaba, waxa uuna ka soo diray warbixintan.