Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waa maxay doorka Qurba-joogta Soomaaliya?

Waa dood ku saabsan doorka Qurba-Joogta Soomaaliya, waxaa ka qaybgalaya Dr Maryan Qaasim Axmed oo ah wasiir hore, Cabdinuur Maxamed Ciise oo madax u ah Ururka Isbahaysiga Soomaalida Sweden iyo Cali Cabdi Waare oo madax ka ah Dalladda Jaaliyadaha Holland.