Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Soomaalida Maraykanka iyo dhaqanka

Markii ugu horeysay Munaasabad ku saabsan dhaqanka Soomaalida ayaa lagu qabanaayaa Minneapolis ee dalka Maraykanka.

Qaban qaabiyayaasha munaasabadda dhaqanka Soomaalida ayaa qorsheynaya inay soo bandhigaan dhammaan waxyaabaha dhaqanka u ah Soomaalida sida ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka.

Maxamed Xaji Xuseen ayaa warbixintan ka soo diray.