Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Malala oo kulan la qaadatay Goodluck Jonathan

Gabadha yar ee reer Pakistan ee lagu yaqaano inay u ololeyso xuquuda waxbarasho ee dumarka Malala Yousafzai ayaa ku sugan Nigeria.

Malala oo Nigeria gaartay ayaa wadda cadaadis ah in la qaado tallaabo deg deg ah oo lagu sii deynayo gabdhaha la haysto.

Waxay sheegtay kuwa gabadhaha afduubtay "Boko Haram" inay qaldayaan magaca Islaamka.