Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ololaha soo daynta Gabdhaha Nigeria

Muddo sadex bilood ah ayaa laga joogaa tan iyo markii Boko Haram ay afduubatay in ka badan 200 oo gabdhood oo laga kaxaystay iskuul ku yaalla waqooyiga bari ee dalka Nigeria. Waxay arrintan keentay olole caalami ah oo ku baaqaya in gabdhaha la soo daayo, kaas oo ilaa maanta socda.