Carruurta waddooyinka
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Carruurta agoonta ee waddooyinka Muqdisho ku dhibban

Carruurta saboolka ah amaba agoonta ah ee Muqdisho, ee waayay cid u daryeesha, ayaa billaabay inay iskood u shaqeystaan, balse waxay ka cabanayaan in dadka qaar ay si xun ula dhaqmaan oo ay ka dafiraan xaqooda markay u shaqeeyaan kaddib.Maxamad Ibrahim Mucallimu ayaa ka warramaya.