Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Qoraa Cabdulqaadir Oromo oo geeriyooday

Allaha u naxariistee, Cabdulqaadir Cismaan Maxamuud Oromo, wuxuu ahaa qoraa Soomaaliyeed oo wax badan ka qoray taariikhda, siyaasadda iyo dhaqanka Soomaalida.